Dalkaaga sideed u dhisi kartaa

Bulsha:- Yurub waa lawada tagay waalawada soo arkay dadka cadaanka siday u dhisteendalkooda maka fikirnay inaan dhisano dakeena taas waxay kuu tilmaamaysaa dadka soomaalida inaysan ka qiiroonaynin dalkooda dhibka ku haysta dadka danta yar .

madaxda oo dhan waxay u shaqaysanayaan naftooda qof ka fikiraya masaakiinta ma jiro










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment