Blogger Widgets

Daawo Video: R/wasaaraha Itoobiya oo si kulul Uga hadlay Soomaali Badan oo Oromadu Xasuuqday iyo Xiisad taagan

Bulsha:-  R/wasaaraha Itoobiya  ayaa si kulul uga hadlay  Weerarkii Oromada ay ku Xasuuqday  Soomaalida Tirada badan, kuwaasi oo gaadhaya 100-Ruux,  oo goob ay ku sugnaayeen lagu Xasuuqay.


Wuxuu sheegay in kuwa dilkaasi gaystay ay yihiin Dambiilayaal, islamarkaana Sharciga lala tiigsan doono, Wuxuuna sheegay in la shaacin doono sida ay wax u dhaceen.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment