DAAWO LA YAAB: Shacabka Hargeysa iyo Baabuurta waxa kala haysta

Bulsha:- Magaalada Hargeisa oo kamid ah Magaalooyinka ugu mashquulka badan Soomaaliya, ayaa waxaa Dhibaato xoogan ay kala Haystaa Shacabka iyo Gaadiidka.


Warbixin Xiiso leh oo dhinacyo badan taabanaysa oo Arinaasi looga hadlay, ayaa Muujinaysa Dhibaatada Baaxada wayn ee Gaadiidleydu ay ku qabaan Shacabka oo iyagu aan Gawaadiidka wax Baqdin ah ka qabin, Kuwaasi oo u arka inay Gacanta isaga qaban karaan.

Dhinaca kale shacabka ayaa Dhankooda ku doodaya inay dhibaatadu tahay Gaadiidleyda oo aan Fursad shacabka Siinayn, Taasina ay keenayso inay Wadooyinka isku qabsadaan, Maadaama aysan Jirin meel gaar ah oo Dadku ay maraan.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment