Daawo:- Isku Aadka tartanka ciyaaraha adduunka oo ka dhacay dalka Ruushka

Bulsha:- Isku aadka wadamada ka qeybgalay tartanka ciyaaraha adduunka ee 2018 ee dalka Ruushka ayaa waxaa uu ka soconayaa magaalada Moscow ee dalka Ruushka.

Ciyaaraha adduunka ee 2018 ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 dal waxaana lagu kala ridey afar god kuwaasoo laga soo kala qabanayo sida ay wadamadu isugu beegmayaan.
Godka 1 ayaa waxaa ku jira wadamada : Russia, Germany, Brazil, Portugal, Argentina, Belgium, Poland, France

Godka 2: Spain, Peru, Switzerland, England, Columbia, Mexico, Uruguay, Croatia

Godka 3: Denmark, Iceland, Costa Rica, Sweden, Tunisia, Egypt, Senegal, Iran

Godka 4: Serbia, Nigeria, Australia, Japan, Morocco, Panama, S. Korea, Saudi Arabia

Goordhow kala soco sida ay isugu beegmayaan wadamada ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduunka 2018.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment