Daawo Dayax Dalnuurshe oo Ka Dagay Hargaysa Sheegayna Sababta Socdaalkiisa Video

Bulsha:-  Fanaan ka Dayax Dal nuurshe oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee Dhalinyarada ah ayaa Si Wayn loogu Soo Dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa ee Cigaal Waxaana kusoo Dhoweeyey Wariyeyaal iyo Fanaaniin.

Dayax oo kasoo Kicitimay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ayaa sheegay inuu Magaalada Hargaysa u Tagay ka Qayb Galka Bandhig Faneed Sanadka Cusub Lagu Qaban Doono Magaalada Hargaysa.


Sanadihii ugu Danbeeyey Fanka Soomaaliyeed ayaa Sare usoo Kacayey Waxaana Jirta Dhalin Yaro Badan oo Fanka kusoo Biirayey Mudooyinkii ugu Danbeeyey.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment