Xalay maxaa isku keenay Alia Bhatt, Katrina Kaif, Arjun Kapoor iyo Aditya Roy Kapur (+sawiro)

Bulsha:- Alia Bhatt, Katrina Kaif, Arjun Kapoor iyo Aditya Roy Kapur ayaa xalay kulan wada qaateen waxaana laga qaaday sawiro kala duwan oo subaxaan la hadal haayo.

Aditya Roy Kapur iyo Katrina Kaif waa labo aad isku fahansan sidoo kalena marar kala duwan ayagoo waqti wada qaateen sidoo kalena Arjun Kapoor iyo Alia Bhatt filimkii 2 States ayay isla jileen aqoon wacana wey isku leeyihiin.

Xalay 4-jilaa waqti wacan ayay wada qaateen waxayna ahayd marki ugu horeesay oo ay hal meel ku wada caweeyaan.

Arjun Kapoor iyo Katrina Kaif waa markii ugu horeesay oo sawiro laga qaado ayagoo hal meel waqti ku wada qaadanayaan waxaana macquul ah inay hada is fahmeen Aditya Roy Kapur madaxiisa.

Fadlan hoos kaga bogo sawirada laga qaaday xili Alia Bhatt, Katrina Kaif, Arjun Kapoor iyo Aditya Roy Kapur  ay waqti wada qaateen ayagoo nasiino ku jireen:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment