Raafka sacuudiga ka jira soomaali badan lagu qabtay

Bulsha:- Waxaa sida sawirada kamuuqata aad ku arkaysaan Hooyooyin Somaliyed Odayaal Dhalin yaro iyo Caruur iyada oo aan lookala aaba yeelina waxaa loowada taxaabay xabsiga si dalkoodii dibloogu celiyo

Dadka wadan kaasi jooga ee Somalida ah ayaa ubadan kuwa muruq maal ah oo ka shaqaysta isla markaana qaarkood gur ya kulee yihiin haday doonaana halkaas isku qaba oo caruur ku dhal dhala










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment