Naagahaha u dhashay Dalka India oo baadi goobaya Ragga ,Sabab qarsoon ayey ku doorteen.

Bulsha:- Maanta oo Maalin Isniin ah ayaa Warbixin Cajiib ah waxaa lagu faafiyay Baraha Interedka ee ay Isticmaalaan dad ka Hindida ah ,waxaana Warbixintan Ujeedkeedu ahaa in Naagaha Hindida ah ay aad u jecel yihiin Ragga Somaalida ah,waxana la shegay in ay ku doorteen Arrimo muhiim ah.



Ragga Somalida ah ayaa waxaa la ogaaday in qaab dhismeedka uu ilaahey u sameeyay ay aad ugu duwan yihiin Ragga kale ee Caalamka,kunool waxaana khubarro u dhashay dalka Hindia ay ogaadeen in Unug yo badan oo dhinaca Ragnimada ah ay leeyihiin Ragga Somaalida ah.



Arrintan ayaa markii ay maqleen Gabdhaha Hindida ah durbadiiba waxa ay bilaabeen in ay Baadi goobayaan Ragga Somalida ah ,waxaana markii ay xiriiro is barasha ah ay la sameeyeen Wiilasha Somaalida ah ee ku nool dalkaas Hindia.


Hadiiba adigoo Somalia ah hadii aad aragto Magac dumarow oo Hindi ah oo kugu soo darsado Facbookaaga ,ama Twitter-kaaga ,waa Fursad waana in aad aqbashaa ,maxayeelay waa Nasiib ku soo raadsaday










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment