Muuqaal: Wararkii ugu Dambeeyay ee Doorashada Somaliland iyo Gudiga oo Digniin Hargeysa kasoo diray

Bulsha:- Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula magaalada Hargeisa  ayaa ka Warbixiyey Tiririnta iyo Codadka  ay Bulshadu dhiibteen, Kuwaasi oo la sheegay inay hada soo dhamaadeen Intoobadan badan.


Wuxuu ka digay Xisbiyada  samaynaya dabaal degyada Kuwaasi oo mid kasta uu sheegayo inuu guulaystay, Wuxuuna sheegay inaan Ilaa hada wax rasmiya dhankooda kasoo bixin, Wuxuuna sheegay inaan wanaag laga dhaxli doonin dhibaatada ka dhalata. Wuxuuna xusay in Jaaliyadaha Qurbaha qaar kamid sidoo kale ay bilaabeen Xaflado ay dhiganayaan.
Labada Xisbi ee Wadani iyo Kulmiye ayaa midkastaba dhankiisa sheegtay inuu guulaystay, Lamana Hubo siday u Aqbali doonaan guul-darada.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment