Blogger Widgets

MUUQAAL: Aadan siiro oo ka hadlay Doorashada Muuse Biixi “Laba Reer Kuma dooran” iyo Magacaabista…

Bulsha:-  Sheekh aadan siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa Khudbadii maalintii Jimcaha ee shalay wuxuu uga hadlay Doorashadii ka dhacday Somaliland, Isagoon Fariin adag u diray Muuse Biixi Cabdi.

HALAKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu Muuse  u soo jeediyey inuu Noqdo Qof Fur-furan, Dadka uu soo magacaabi doono ayuu sheegay inay noqdaan kuwa Xul lagu keenay, ee aan Xal lagu keenin,  Sidoo kalana  Wuxuu sheegay  inaysan soo saarin laba reer oo keliya “Madaxwaynaha  Laba reer may soo saarin,  Afxumada ha la iska daayo,  Qabaa’ilka yaan waxba laga sheegin, “









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment