Waxaa ay haayadas sheegtay in ay yihiin dumarka ugu gogol dhaafka badan ama kuwa jirkooda ka ganacsada ay yihiin kuwa u gudan qaabka fircooniga ah waxaana taas loo keenay cadeymo dhowr kuwaas oo meesha ka saaraya shaki badan.
Gabadha loo gudo habka fircooniga ah waxaa laga jaray dareenkii oo dhan taas ayaana ugu wacan in dumarkaas ay sameyaan gogol dhaaf badan tusaale ahaan markii gabartaas sidaas loo guday ay u tagto nin rag waxaa laga yabaa in aysan wax dareene ah oo sidaas u sii buuran aysan ka helin waxaan dhici karta inta shaqada lagu guda jiro in ninka uu biyo baxo uuna ka tago markas ayaa waxaa ay is leedahay ninkaan maxaa waye wax raaxo ah ma lahan markas ayaay is dhahee nin kale bal tijaabi hadana mid kale tijaabi sidaas ayeey qadka oga baxeen waana arin dhab.
Lakiin gabarta loo gudo sunnada waxas oo dhan waxaa ka haqabtiri kara ninka kowaad ee ay la kulanto kaas oo ay ka heli karto dareen dhab waayo markii hore ayaan laga jarin qeybta dareenka lkn mid ayaan meesha ka marneyn taas oo ah in dareen uu yahay mid uu alle dadka ku aburo.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment