Guusha Cabdi Warsame ayaa isugu soo baxay Soomaali badan oo taageero u ah iyagoo ku dabaal degay bartanka magaalada Minneapolis, waana markii labaad ee xilkaasi loo doorto Cabdi Warsame.
Mar uu la hadlayey shacabka Soomaaliyeed ayaa waxa uu sheegay in uu dhisi doono suuq weyn oo ay Soomaalida yeelato isla markaana uu ku dadaali doono sidii Soomaalida ay u ibsan lahaayeen guryaha uuna ka saari doono faqriga.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment