Daawo: Nabarada Qarsoon ee Qaraxii Soobe Reebey iyo Wiil ku Waashay oo Hooyadii dilaya ! Sidee Wax u dhaceen

Bulsha:- Waxaa weli muuqda raadadka uu reebay Qaraxii 14 Bishii hore ka dhacay Isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho oo ay ku nafwaayen ku dhawaad 400 ruux.

Tirada dadka ku geeriyooday Qaraxa ayaa waxaa dheer tirro intaa ku dhow oo nolol iyo geeriba lagu la’ yahay kuwaa oo hilbahooda uu raacay qalfoofta gaariga Qarxay.

Dhibaatooyinka ka dhashay Qaraxa kuma ekeen Geeri iyo Dhaawac, balse waxaa jiray tirro dada oo ku waashay jugta Qaraxa kuwaa oo iminka qaarkood ku xirxiran goobaha Qur’aan saarka, halka qaarna ay yihiin kuwo duruuf kula xiran guryahooda.


Raage Axmed Ceynab waxa uu kamid ahaa dadka Qaraxa ku waayey Maskaxdiisa waxa uuna xiliga Qaraxa ahaa mid ku sugnaa goobta uu Qaraxa ka dhacay ee Isgooyska Zoobe.
Xanuunka uu ka qaaday Qaraxa ee maskax la’aanta ah ayaa sabab u noqday inuu u gacan qaado reerkiisa, waxaana xusid mudan in aabihii dhalay uu yahay mid aan laheyn indho uu wax ku arko.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment