Blogger Widgets

DAAWO: Aamina Dhool oo sheegtay in madaxeeda lagu cunay iyo Universal TV oo iska fogeeyay

Bulsha:- Fanaanada Aaamina Dhool oo dhawaanahan Isbitaal jiiftay kadib markii ay kilyuhu fariisteen ayaa ka hadashay gurmadkii dhaqaala uruurinta ahaa ee loo sameeyay.

Aamina dhool ayaa sheegtay in la lunsaday lacago badan oo Madaxeeda looga soo uruuriyay Shacabka Soomaaliyeed.

Universa TV oo lagu eedeyay lunsashada lacagtaas ayaa iska fogeeyay eedeyntaas,waxana sidoo kale madal leyskugu keenay Fanaaniinta Farxiya kabayare oo Universal horey ugu eedeysay arinkan ,Abuukar Mahdi oo Universal ah,Maryan Mursal iyo Aamino dhool oo ka hadlay xaqiiqadu waxa ay tahay.

DAAWO MUUQAALKA









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment