Waa Halkee Meesha ugu Kacsiga Badan Dumarka”Daawo Video Lagu Sharaxayo?

Bulsha:- Jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin waa ka isku darsada jaceyl labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya,waxana sababta tahay gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tix galisa sida walidkaga oo kale.

Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana wa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhow3rta sida waalidkeeda waayo xaq ayey ku leeyahiin.

Rasuulkeena (csw)waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka fiirsadao guurka marka uusamaynayo uuna ku guursado gabadha diinta’lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu dhib sanayo inaadan guursan.

Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoos kiisa ay yahiin kuwa alle ka furtay xata waad xidhi dhinaysaa sida waalidkaga u xidhidhin lahayd.

Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa ku dfegayo isla markasina awolad ka dhalanayso waa inaad lamaanaga noqdaa mid xili kasta cawaaqiga jira kula wadagaysa,lakiin yeysan noqon mid lacag guur keeda yahay.

Waxana rasuulkeena suuban ”scw”’ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa sinada biyo faaxishka










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment