MUUQAAL: Milyaneero Muqdisho Ku Nool Oo Haysan Wax Istaaf ah Iyo Lacag Kaash ah

Bulsha:-  Ludo star oo ah aalad Online ka laga ciyaaro ayaa dhalinyarada ku nool magaalada muqdisho waxa ay yihiin kuwa ciyaaro waliba mashqulkiisa saa’id looga daremo dhalinyarada,

Dhalinyarada ciyaaro ludo star ayaa waxa ay yihiin dhamaan kuwa milyinera ah hadana jeeb maran oo haysan wax lacag marka ay u baahdan iney wax cabaan ama cunaan balse xaga online ka ku haysta malaayiin dolar.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment