Blogger Widgets

MUUQAAL: Maleeshiyaadkii Weerarka ku Qaaday Naasa Hablood oo Nolosha Lagu Qabtay iyo Siday Wax u dhaceen


Bulsha:- Dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa sheegtay in nolosha lagu qabtay qaar kamid ah maleeshiyaadkii weerarka ku qabsaday Hoteel NaasaHablood 2 ee magaalada Muqdisho.


Wasaaradda amniga gudaha ayaa shaacisay in ciidamada ku howlanaa howlgalka ay gacanta ku dhigeen 3 kamid ah maleeshiyaadkii weerarka ku qaaday Hotelka Naasa Hablood 2 .
howlgalka oo saacado qaatay ayaa ciidamada Gaashaan waxay ku guuleysteen in nolosha ay ku qabtaan maleeshiyaad ka dhex dagaallamayey Hoteelka , waxaana la sheegay in weerarka Hoteelka Naasa Hablood 2 ay soo qaadeen Shan ruux, mid is qarxiyey, mid ciidamada ammaanka ay gudaha Hoteelka ku toogteen iyo Seddaxda kale oo nolosha lagu qabtay.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment