Muno Cumar Xasan iyo Ajakis sawirka xamarweyne

Bulsha:-  Fanaanka ajakis iyo wariyaha Muno Cumar Xasan oo xamar weyne ku kulmay 


sawir ayay iska qaadeen daawasho wacan, 


fanaanka ajakis oo caan ku ah majaajilada dad badan ayaa la dhacsan 


wuxuu aad caan ugu ahaa filimada hindiga af soomaaliga loo tarjumay 


aad buu u duubi jiray codka ajakis ayay badankooda ku duuban yihiin.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment