Macaanka Ku Jira Habka Spoon Position Habeen Iyo Maalin Ayaad Sameyn laheydeen !!!

Bulsha:- Waxaa hubaal ah oo dood aysan ka taagneyn in 30% haweenka aysan gaarin gariirka galmada (in ay ka dharagto) waxaana taasi u sabab ah raga oo aan gaarsiin raaxada loo yaqaan satisfaction o ah mid dhuunta ay la qalasho.
Waa iska sahal in ninka durbo raaxo helo waayo marka malabyarowga uu galo isaga intaas ayay kaga siman tahay balse hawenka waa ka duwan yihiin , hadaba waxaa haboon in si gabarta aad u gaarsiiso Orgsam-ka waxaad sameeysaa.

Waxaad Marka hore ogataa goobaha dareenka leh ( Hot Spot)
Jirka haweeneyda waxa uu u baahan yahay in baaritaano weyn lagu samaeeyo oo aad il gaar ah u yeelato taabasho waaiba oo aad jirkeeda ku sameyneyso .

Waxaad ogataa in xubinta haweenka ka buuxaan unugyo yar oo ay ka helaan raaxo waali ah oo dhaaftay kacsi tusaale AFE(Anterior Fornix Erotic Zone ) waxa ay ka qaadaan waali waxa uuna saaran yahay sakxada darbiga dambe ee xubinta haweenka .

Marka aad ogato goobaha ay ka kacsaneyso ee loo soo daa degay dhanka galmada waxaa fiican in haweeneyda dhaabrkeeda ku jifato ayna kor u qaado lugaheeda marka aad meeshana joogto xusuusnoow .

Waxaad ogaata in habkaasi kaliya ku gaareyn goobaha kacsiga ee xubunta haweenka qorsha ku darso in haweeneyda Barkin ama wax sara u soo qaadaya qeybteeda dambe si jirka malabyarowga uu u xanta xanteeyo kintirka
In haweeneyda ka sara marto iyana raaxo ayay ka helaan haweenka waan habka ugu fudud ee ay ku Heli karto Raaxo waali ah, adana aad ku qancinkartid lamaantaada.















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment