Halku Dhigyo Xiiso Badan Oo Kusaabsan Dumarka Ku Nool Dunida Maanta…

Bulsha:- Jacaylku gabadha karaamo dhawrashada ayaa uu ka qaadaa, hinaasuhuna jacaylkuu illowsiiyaa.

– Gabadh jacayl neceb waa gabadh jacaylka hoog ka soo martay uun

–  Gabadha daba orod waa ay kaa ordi, ka orod waa ay ku daba ordi

– Gabadhu waa noole leh maskax awood u leh in hal mar ay 77 ra’yi/ wada xambaarto.

– Gabadhu waa sida adduunyada oo haddii aad jeclaato waa ay ku dayaci, haddii aad dayacdana waa ay ku jeclaan.

– Gabadhu waa ay dhaaftaa qallafsanida iyo dulmiga lagula kaco, laakiin abidkeed ma saamaxdo dayacaadda iyo danayn la’aanta ay la kulanto.

– Gabadha ‘Haa’ deeda iyo ‘MAYA’ deeda masaafadda u dhexeysaa irbad ma qaadi karto.

– Ninku wax yarna waa uu ku qancaa wax badanna waa uu fishaa, gabadhuna wax badanna waa ay fishaa, waxyarna waa ay ku qanacdaa.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment