Fariimaha jaceylka oo isku soo dhawaya lamanaha inta badan marka hab fican loo qoro sidaan

Bulsha:- Dunidan aanu ku nool nahay waxa ay ka aas-aasantay laba ruux oo kala ahaa Adam iyo Hawo ma aysan kala fogeyn oo waxa ay ahaayeen wehel , naftaduna wehel ayay u baahan tahay oo aduunka kuma noolaan karto kali ahaanshiyo.

Markii qalbiga laga maqanyahay ama uu cidlo dareemayo kaliya mabaranayo sida kalinimo loo ahaado ee run ahaantii waxa uu is tusaa marka lamaaneyaal la yahay in aanu hal Hoos nahay oo aan derbiga uga muuqanayno inoogoo hal isku ah.

Waxa kaliya ee aan u baahanahay waa qof iga taxadara ,runta iisheega ,

gadaashaydana taagnaada taasina waa sida aan u jeclaaday qof adiga oo kale ah waan kuu baahanay waa rajeeyaa in riyadaydu run noqoto , maxaa yeelay adiga ayaa ku jeclaaday.

Naftaydu waxa ay iweydiisaa aaway qofkii aan dugsan lahaa maxaa u jeeceshahay kalinimada , xayeysiin.com. aniga ayaad dhib ii gaysanaysaa ee raadi ruuxii nafta wax laqeybsan lahaa Allaah ayaa kol hore kuu diyaariyay ee fadlan dedaal oo dhaqsiyo ii soo hel nafta rafiiqeeda .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment