Blogger Widgets

Dumarka ooyinta katimaada waqtiga galmada oo lashegay in ee ragga daawo muqaalka

Bulsha:-  Ninkii Caanka ahaa ee Shakespeare ayaa yidhi wakhti hore marka ay gabadhu Oydo ninka dagaalkiisa
ayaa Qabooba, Alexander Dumas ayaa isaguna yidhi Yaanay ku sirin Oohinta gabadhu maxaa yeelay
indhahooda ayay ku Tababareen Oohinta,
Hadaba Daraasad Cusub oo lasoo saaray ayaa lagu Sheegay in dumarku aanay u Ooyin daciifnimo ku jirta
laakiin ay dumarku yihiin Qaar adag Oohintuna ay tahay hub ay u adeegsadaan Raga si,ay u helaan waxa
Daraasadan ayaa lagu sheegay in Ragu marka uu buuq ka dhex dhaco Xaaskiisa hadii ay gabadhaasu
Ooydo uu ninkaasi dego. Daraasada ayaa sheegtay in Raga Qaarkii ay dareemaan niyad xumo marka uu
ogaado in gabadhaa Oohinteeda uu isagu sabab u ahaa,
Daraasadan ayaa sheegtay in Gabadha xariifada ah ay tahay mid marka ay ku haboontahay Ooyda ee
aanay ahayn mid mar walba iska Ooyda. Sababtoo ah daraasada ayaa sheegtay inay jiraan marxalado uu
ninku doonayo inuu gabadhiisa ay kawada xaajoodaan arimo muhiim ah oo Reerka ku Saabsan kuwaas
oo u baahab Caqli iyo Fikir ee aan u baahnayn Oohin,
Daraasadan ayaa sheegtay in Hubka noocaas ah ee dumarku aanuu Faa,iido u keenin marka loo Eego
Raga qaarkii oo ah qaar aan iyagu kaba helin ama aan jeclayn Oohinta,
Daraasadn ayaa lagu soo gaba-gabeeyey in wakhtiga adag uu ninku u baahan yahay gabadh adag oo
ninkeeda ku kalsoon yahay kartideeda. Laakiin Oohinta badan ay ku keenayso in ninkeedu uu dareemo in
aanay ka saareyn wakhtiyada adag










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment