Tilmaamahaan Ma Leedahay ? Ragga Oo Idil Waa Ay Kaa Helayaan

Bulsha:- Ragga ayaa tilmaamo gaar ah ka raadiya gabarta ay nolosoha la wadagaayaan , sidaa dartee  Allshukaansi.com   ayaa idin soo xushay dhowr arin oo amuurtaas la xariirta .

Gabar Aan Kalif Badneyn : ninka kama helo haweeneyda kalifaadda badan isla markaana abuurta sheekooyinka , balse waxa uu baadi goobaa gabar qaboow oo uu ka helayo farxad .

* Ninka ayaa aamisan in qalbigiisa uu ku jiro cunug yar , sidaa darteed waxaa gabaryaheey waajib kugu ah in arintaas ka faa`ideysato isla markaana ninkaada ula macaamisho in uu cunug yahay oo uu doonayo in uu helo farxad isla markaana uu neceb yahay .

Romantic : waligaa ha dayicin fursad waliba oo aad ninkaada ugu muujin karto Jaceylkaada waayo waxa uu doonayaa in uu ka helo badelka waxa uu ku siinayo.

* Mid Ku Fiican Dhageysiga : ninka ayaa ka hela gabarta ku wanaagsan dhageysiga isla markaana ihtimaam siisa waxa uu leeyahay , sidaa darteed isku day in aad ninkaada si wacan u dhageysato.

* Midda Aysan Jiirn Wax Ay Ku Qanceyso : kama helo noocaas aad ayuuna u neceb yahay haweeneyda dooneysa in ay wax waliba hesho iyadoo aysan dadaal badan arintaas kaga bixin

* Hogaaminta : ninka kama helo haweeneyda aan laheyn farsamooyin ay wax ku hogaamiso waayo waxa uu u arkaa ninka gabarta qeyb ka mid ah noloshiisa ee uu ku dhisi karo guri leh farxad ee gabaryaheey dadaal ku bixiya in aad ninkaada wax kala hogaamiso guriga .












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment