Blogger Widgets

Taageere Garoonka u soo galay xalay si uu u Dhunkado Lugta Bidix Ee Lio Messi”

Bulsha:W\Q: Maxamed Ahmed Lio  Taageere Geesi ah ayaa xalay soo galay garoonka ciyaartii ka dhacday dalka Portugal ee u dhexeysay Barcelona iyo Sporting Lisbon kulan ay kooxda reer Spain ku adkaatay gool caato ah.

Messi ayaa si farxad leh  u soo dhaweeyay taageeraha garoonka soo jabsaday iyagoona u sheekeystay sida saaxiibo waa hore kala lumay.

Taageeraha da’da yar ayaa dhunkaday lugta midix ee 5-ta jeer lagu qaaday Ballon d’Or.


Kabtanka xulka Argentina ayaana dhoola caddeeyn ku sii sagootiyay taageeraha oo markii dambe ay garoonka ka saareen ilaalada Garoonka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment