Sawir yaab leh: Amiin Camir oo Sharaf Tiray Madaxda maamulada Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed

Bulsha:- Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa Sawir ku muujiyey Madaxda maamul Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed, Kuwaasi oo dhex Fadhiistay Howl aan loo dirsan, Islamarkaana Faraha la galay Howlihii Dawladda Dhexe ee Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha Debeda, Kadib markii ay sheegeen inay taageersan yihiin Isbahaysiga Sucuudiga.

Sawirka ayaa lagu muujiyey Cumar C.rashiid oo Hogaanka u haya Xubnahan, Waxaana Xusid Mudan inuu Xiligan dalka Imaaraadka ugu magacaaban yahay La taliyaha Arimaha Bariga Afrika, Taasi oo ka dhigan inuu Qayb ka yahay Fur-furka iyo Dhaqaalaha la siiyey maamulada.

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka ayaa maamulada ku sifeeyay inay yihiin  Kuwa  u Muuqda Xiligan Hogaamiyo Kooxeedyo Cusub oo Sharcigooda Jeebka ku sita.

DAAWO SAWIRRKA “KUWAANI WAA DAD, LAAKIIN DAMIIR MA LEH”









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment