Qaababka Galmada Ugu macaan halkaan ka baro ayado dhameestiran war bxin xiiso leh.

Bulsha:-  Qaababkaan haweeneyda iyo ninkeedu waxay iskaga hor yimaadaan si fool­ka­fool ah, waxaana ay kala yihiin:
1­ Kolkay haweeneydu dhabarka u seexato, soona laabto labadeeda lugood, uu dabeeto ninkeedu daba fariisto:
1­1 Intay labadeeda cajar kala furto, uu ninku labadeeda
lugood dhex galo, isaga oo isku xajjinaya jilbihiisa iyo
xusulladiisa ama calaaculladiisa, dabeetana intay
labadeeda lugood yare sare u qaaddo, cirbaheeda ku
tiiriso labadiisa xagal­lugeed oo godan.
1­2 Intay labadeeda lugood sare u qaaddo, garbihiisa dul saarato.

1­3 Intay labadeeda lugood sare u qaaddo ilaa ay
taabtaan shafka ninkeeda uu labadeeda
bawdo dhex fariisto.
1­4 Ninku intuu xaaskiisa labadeeda lugood dhex galo,
oo labadiisa gacmood dhinacyada ka kala mariyo, uu
dabeeto ku dul dhabbacdo.
1­5 Intay labadeeda gacmood ku soo qabato labadeeda
cajar, oo jilbaheeda gaarsiiso madaxeeda, ninkuna uu
gadaal ka soo fariisto.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment