Dowladaha Go’doomiyay Qatar Oo Sheegaya In ay Diyaar u Yihiin Xalinta Xiisaadda

Bulsha:- Wasiirada arrimaha dibadda ee dowladaha sheegta inay la dagaalamaan argigixisada oo kala ah Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa waxay kulan ku yeesheen magaalada New York xilli halkaasi uu ka socdo shrika jamciyadda guud ee qaramada midoobay.

Wasiiradan kulmay ayaa waxay hoosta ka xariiqeen in ay diyaar u yihiin inay xaliyaan dhibaatada siyaasadeed ee kala dhaxeysa dowladda Qatar.

Dowladahaan ayaa Qatar waxay ku xireen in ay ka soo jawaabto codsigii ka koobnaa 13 sharuudood iyo inay sidoo kale ka shaqeyso nabad gelyada qoomiyadda carbeed iyo tan gobolka.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Sacuudiga Caadil Al-jabiir ayaa cadeeyay ka dib markii uu la kulmay gohayaha guud ee qaramada midoobay António Guterres in xalka Qatar uu iyadu gacanteeda uu ku jiro waxaa uu sidoo kale sheegay in ay Qatar joojiso taageerada argigixisada iyo inay faraha kala baxdo arimaha gudaha ee dowladaha Khaliijka.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment