Caddeyn: Ciddii ka dameysay xayiraadii maanta Xaaf la saaray muddo saacado ah oo la ogaaday

Bulsha:- Axmed Macalin Fiqi oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaasna kasoo jeedo deegaanada Galmudug ayaa banaanka soo dhigay sir ku aadan ciddii ka dambeysay xayiraadii la saaray maanta muddo saacado ah Madaxweyne Xaaf oo kasoo dhoofay Imaaraadka Carabta.

Axmed Macalin Fiqi ayaa Facebookiisa soo dhigay qoraal iyo Email uu ku sheegay inay yihiin kuwii maanta Xaaf looga hor istaagay muddo saacado ah inuu ka dago Magaalooyinka Cadaado, Gaalkacyo iyo Hargeysa.

Haddabha Halkaan hoose ka akhriso Emailka iyo Warbixinta uu Fiqi soo daabacay

Dear Bush Air Operations,
This is an official instruction from SCAMA to stop your flight (5Y-G/G) for today from Hargiesa to either Adado or Galkacyo for technical reasons.

Fadeexad cad sida ay hey’adaha dawladda qaarkood ugu fashilmeen hakinta diyaaradii maanta ka soo qaadi laheyd madaxweynaha Galmudug Xaaf Hargaysa, si inqilaab qorshaysnaa uu halkaas uga dhaco.
waa ayaandarro in faragalintii arimaha Galmudug ay halkaas gaartay, gaar ahaan hey’adda Duulista & Saadaasha Hawada (SCAMA), waana lagama maarmaan in shaqsiyaadka dawladda dhexe ka tirsan ee inqilaabkaas ku lug yeesha lala xisaabtamo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment