Salaanta Raga Iyo Dumarka Isa Salaamaan Oo la sheegay Inay Kaqeyb Tahay Galmada Sidee Aqriso.!!!

Bulsha:- Qoraal aan la yaabay oo ay soo saareen koox baarayaal ah ayaa lagu sheegay in Galmada ay kaba bilaabato Salaanta ayadoona salaanta la sheegay in ay tahay mariinka ugu horeeye ee sababa in goobta ay soo xaadirto dareen waana mida ku kaliftay kooxdaaan in ay daraasad ka sameeyaan.

David Morei oo ah ninka ugu sareeya Jaamacada Berlin dhanka search-ka ama baaritaanada oo la hadlay TV-ga ABC ee dalka Mareekanka ayaa sheegay in dareenka koobaad uu yahay mid ka bilowda dhanka salaanta ayadoona uu hoosta ka xariqay in haweenka qaarkood ay aad u jecelyihiin in ay salaamaan maalin walba qofka ay is leeyihiinw aa shidihii dareenkaaga taa oo ay daraasadu ay sheegtay in haweenka ay ka kow tahay ama ay aad u jecelyihiin salaanta badan.

Salaanta oo ka mid ah waxyaabaha aadka u soo laa-laabta maalin walba ayay dadka qaarkood aad u jecleen sababo u gaar haba ugu horeysee dhanka dareenka, waxaana jira shucuub badan oo aduunka ku nool oo aan jecleen in ay haweenka salaamaan diintooda oo u diida sida Islam-ka oo kale iyo ayagoo dareenkooda u baqa sida Qaarada Asia oo kale oo la sheego in ay yihiin dadka ugu dareenka ama kacsiga badan aduunkaan aan ku noolnahay.

Daraasada ayaa ugu danbeyntii lagu sheegay in dareenkaasi laga ogaan karo haweenka muuqaalka cajiibka leh ee ka muuqanaya marka aad salaanto Indhaha haweeneeda oo ah halka uu ka bilowdo dareenka ama kacsiga oo ugu danbeyntii u sii dagaandago dhanka hoose oo ah halka sarta ay ka qurantay ee dhibka iyo dheefta laga helo.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment