Blogger Widgets

Priyanka Chopra Oo Markale Muujisay Inee Tahay Xidig Aad U Quruxbadan Xitaa 35 Hadee Noqotay!!

Bulsha:- Atariishada Priyanka Chopra ayaa kasoo qeybgashay xafladii Guild Hall Summer Gala ee lagu qabtay New York, xidigtaan ayaa soo xirtaya dhar cad kuwaaso garbaheeda iyo xabadkeeda muujinayan.

waxayna markale tusisay dadka inee tahay xidigtii 2000 qaaday kooba quruxda aduunka, PeeCee waa 35 jir misane wali aanan guursan aadna ugu soo raaxeysatay dunida daafaheeda magac weyna sameysatay.

bilawgii qarnigaan ayee fanka soogashay ayadoo aflaam lawada sameysay dhamaan xidigaha ugu awooda badan fanka Hindiya.

atariishada Baywatch ayaa sood dhigtay baraha bulshada sawirka kor idiin kaga muuqda kahor inta aysan soo dhigin kuwa sawirada dadka caanka ah ka qaadan sawir.
waxayna soo raacisay qoraal yar oo ay kuleedahay sida tan,” waxaan u hogaansanahay meesha ay nolosheyda iiwado oo ay iiduuliso.”











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment