Naasaheeda Sidaan Ugu Raaxeyso Waxaa Dhacaysa In Ay Kuu Aqoonsato Xidiga Baashaalka Aduunka

Bulsha:- Inkasta oo taataabashada ama salaaxistu ay jirka oo dhan raad ku wada reebto, haddana jirku isku si' uma wada dareemo, waxaana uu istiinku sii kordhaa kolba marka loo sii dhaadhaco dhinaca shafka ilaa laga gaaro labada naas. Waxaynu aragnaa in waqtiga isdhexgalka, dhabarka iyo barida oo la salaaxaa ay iyana istiin ba'an keenaan. 

Goobaha istiin qaadashadu guud ahaan, waxay ku badan yihiin agagaaraha daloollada jirka, labada naasna waxa lagu tiriyaa inay kamid yihiin goobaha ugu istiinka badan jirka, waxaana uu gaaraa heerkiisa ugu sarreeya kolka la maraanmaro ibaha naasaha. Waxa jira dhowr hab oo loo maraanmaro ibaha naasaha loona kiciyo dareenkooda


Waxaan kaaga digayaa nnyahow in aad lamaantaada naasaheeda aadan awood usheegan sida inta badan raga soomaaliyeed kolka ay haweenka uga raaxaynayaan naasaha ayba sameeyaan  iyagoo labada naas si xoog ah u qabta kadibna majuujiya taasi haweenka raaxo kama helaan oo waa ayba xanuunjiyaan  waxaana kugula talinaynaa in aad labada Naas si yar oo macaan badan dusha uga salaaxdo adigoo gacanta kusoo kusoo wareejinaya .

kadibna ibta aad iskugu keento farahaaga ibtasna aad ku nasato wax yar oo daqiiqado ah  waxaa hubaal ah in ay kugu soo eegi doonto indho aad u jilcan oo ay ku dheehan tahay naxariis fara badan ee markaas xageeda  ujeeso adigoo labada ibb ee naasaha gacanta kuhaayo una jajabinaayo si yar oo macaan hana iloobin kolka sheekada halkaas marayso in aad shumiso indhaheeda si naxariis badan waxaan hubaa in ay kaa danbeyn doonto inta nooshahay
Sheekada intaas markii


ay marayso haweenka ma ahan geedo baxayo amaba fuustada biyaha lagu shubto ee guriga taalo  ee waa qof uu dareen ku xiranyahay waliba leh 12 xidid oo ay ka kacsan karto amaba ay kaaga dhawdahay kacsiga adiga wax baashaalsiinaayo ,  saaxiib dhexda qabso kadibne mid kamid ah naasaheeda waxaad la gashaa dhuuqmo faruuryaha gudahoda aan dhaafin carabkane ha ahaado mid gudaha soo difaaco  oo ibta naaska xanta xanteeya  halka ay faraha kale ay maamulayaan naaska kale ee aan dhuuqmada helin laakiin waiting listiga kujira ama dareenkiisa  wata haweenka intaas hadii aad u sameyso waxaan ogsoonahay  In ay ku aqoonsan karaan Xiiga Baashaalka Aduunka  
saaxiib marka lagu dhahayo habeenka aqal galka kufsi ma ahan waa sidaan in aad ugu raaxeysaa  lamaantaada ee ka dheeroow in aad naasaha awood usheegato oo aad majuujiso sidaan hadii aad baashaalka u sameyso waxaad ogaataa oo maanka aad ku heysaa in hadii aad kala tagtaan xitaa ay iyada kuusoo xiisi doonto ee is xoreey oo iska dhig Xiiga Baashaalka Aduunka  











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment