Blogger Widgets

Jennifer Lawrence oo mar kale Sijaayada gaduudan ku dul kuftay.

Bulsha:-  Atariishadda caanka ah ee Hollywoodka “Jennifer Lawrence” ayaa mar kale ku dul kuftay sijaayada gaduudan , xilli ey xayisiineysay filimkeeda cusub ee ‘The Hunger Games: Mockingjay Part 2, magaalada Madrid ee dalka Spain.

Marki ugu horeysay ee arintaani ku dhacdo maaha Jennifer Lawrence, waxeyna dhowr jeer kuftay eyadoo ka qeyb geleysa xafladda amaalmarinta lagu bixiyo ee Oscar.

Atariishadda oo qaab qurux badan uga soo qeyb gashay xafladda, ayaa mar kale ka yaabisay taageera yaasheeda, oo qaarna daawanayeen kuftinteeda, qaarna loo gudbiyay, waxaana dadka qaar ey ku noqotay filin waa in mar kale Jennifer Lawrence ku dul dhacdo sijaayada dusheeda.















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment