Blogger Widgets

Gabdho mataano ah oo wax walbana wadaaga xitaa Galmada

Bulsha:- Mataanahaan ayaa wax walba nolosha ka mid ah wadaaga oo ay ku jiraan dareenka, hal saaxiib iyo in ay isku dayi doonaan inay yeeshaan hal uur.

Anna iyo Lucy DeCinque, 30 jir ayaa adduun dhan $ 250,000 waxay ku bixyeen qaliinka la isku qurxiyo si ay isugu eegaadaan, loona buuxiyo  dibnaha, naasaha iyo suunniyada baarkooda.

labadaan gabdhood ee mataanaha ah ayaa mudo afar sano ah xiriir kala dhaxeeyay makaanik korontada sameeya oo la yiraahdo Ben Byrne, 32,  iyaoo hal dareen wadaagaya.

Anna iyo Lucy DeCinque ayaa dareenkooda wuxuu yahay mid isku xiran, oo mid walba waxay sameyso ay tan kalena sameyneyso, hadey wax cunto Anna, Lucy iyadana waa qasab in ay wax cunto, dhaqaatiirta ku xeel dheer quluub, jinsiga iyo caafimaadka 99.9 waxay isku mid ka yihiin mataanahaan dareenka oo ay wadaagaan.



 


Gabdho mataano ah oo wax walbana wadaaga xitaa Galmada: Daawo










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment