Blogger Widgets

Daraasad: Dumarka la qabo oo looga digay Aalad ay aad u isticmaalaan

Bulsha:- Haddii aad tahay gabar reer leh, isla markaana ku mamman taleefoonada caaqilka ah, ogow waxaad halis ugu jirtaa inuu reerkaaga burburo, sidaasi waxaa lagu caddeeyay daraasad lagu sameeyay dalka Mareykanka.

Daraasadda ayaa sheegeysa in 75% haweenkii ka qeybgalay ay isku raaceen in taleefoonnada caaqilka ah (smartphones) ay fara­gelin weyn ku yeesheen jacaylkooda.
Haweenku waxay sheegeen in taknooljiyadu ay yareysay waqtigii ay la qaadan lahaayeen lammaanahooda, waxayna taasi keentay in raga iyo teknooljiyadu ay ku tartamaan kiihanan lahaa dareenka haweenka.

Daraasaddan oo lagu daabacay wargeyska Psychology of Popular Media Culture. Taleefoonnada caaqilka ah waxay ku jiraan kaalintii kumbuyuutarrada, taasina waxaykeentaa in qofku aad ugu

mashquulo inuu akhristo bogagga iyo warbaahinta bulshada sida Facebook iyo Twitter, waxayna arrintaasi sababtay in aad loogu mashquulo














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment