Blogger Widgets

Aqbaar Wanaagsan: Filimka Bareilly Ki Barfi Isniintiisa Kowaad Ganacsi Ahaan Wuu Is Celiyay

Bulsha:- Filimka Bareilly Ki Barfi oo ay wada jilayaan Rajkumar Rao, Ayushmann Khuranna iyo Kriti Sanon ayaa ka gudbay tijaabadii maalinta Isniinta madaama uu sameeyay 15% ilaa 20% marka lala bar bar dhigo Jimcadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay.

Filimka Bareilly Ki Barfi wuxuu keenay Isniintiisa kowaad 1.75 Crore (Trade Figure) waana ganacsi fiican taasi oo ka caawin karto inuu darajada Average ama filim guuleestay gaaro hadii uu sidaan kusii socdo.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Bareilly Ki Barfi lacagaha uu keenay mudo 4-maalmood ah:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment