Wiil ina boqor Sacuudi ah oo Mareykanka lagu xiray kadib markuu kufsadey gabar + fadeexad

Bulsha:- Booliska magaalada Los Angeles ayaa xabsiga u taxaabay wiil reer boqor Sacuudi ah kaas oo lagu magacaabo Majed Abdulaziz Al-Saud kadib markii gabar gurigiisa ka shaqeyneysay uu ku khasbay in uu isticmaalo jirkeeda.

28-jirkaan ayaa markii hore ku eedeysnaa “kufsasho”, balse waxaa eedeyntaasi loo badalay in uu khasbay haweyneeydaasi si ay ula seexato.

saudi prince jailed in los angels after rapping a made girl Majed Abdulaziz Al-Saud 
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Al-Saud ayaa waxyar kadib waxaa lagu sii daayay lacag “madaxfurasho” oo gareysa 300 oo kun oo dollar.

Dambi baarayssha kiisha ina boqorkan ayaa sidoo kale waxa ay wareysteen gabdho kale oo uu ninkani isku dayay in uu xoogo, sida uu Drake Madisonu sheegay jariiradda LA Times.

Ina boqorkan ayaa la xiray maalinimadii Arbacada kaddib markii dariskiisu arkeen haweeney dhiig ka da`ayo taas oo saaran darbiga gurigiisa oo ku yaal Wallingford Drive, oo aan sidaa uga fogeyn Beverly Hills.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment