Blogger Widgets

U Gaar Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Bulsha:- Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu soo qaadan doona dhowr qodob oo ah waxyaabaha keena inuu qofku hore u biyo baxo.

1- Dhibaato nafsiyan ah (psychological factors) (personal problems) qofka oo shaqo badan haya maalintii oo dhan kadibna marka uu guriga yimaado aan ka helin haweenaydiisa soo dhawayn aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro ka qaado haweenaydiisa ama gabadhuninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn.
(sexualfeelings), qofka oo wakhtiga uu galmada bilaabayo dareema iskubuuq badan (excessive nervousness owing to sex).
Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay qofku inuu yareeyo soo jeedka faraha badan.

2- Qofka oo ay la soo darsaan dhibaatoyin xaga jirdhkisa ka mida ah kuwaas oo ay ka mid noqonayaan, qanjir xanuunka (thyroid gland) xiniinta
oo ku xanuunta (prostate infective diseases) iyo cudurada ku dhaca maskaxda

3- Cabida sigaarku waxay qeyb weyn ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin waayo biyaha wakhtiga galmada,sababtoo ah unugyada dhiiga qaada waxay noqdaan kuwo aad u yaryar (our cells become smaller due to smoking)

markuu qofku sigaarka cabo, taasoo sababta in dhiiga qofku uu xoog u shaqayn waayo (poor blood circulation).

4- Cunista qaadka, waxa laga yaaba dad badan inay is waydiiyaan waa maxay sababta cunista qaadku ay biyo baxa u keento, qaadka oo ay ku jiraan maadooyin badan oo raacsan qaybta mukhadaradka (drug additctive) qofkumarka uu qaadka cuno waxa laga yaaba in hamiga uu u hayo inuu la galmoodo xaaskisu uu yahay mid aad u sareya (high capulation drive) lakin in ka yar 3 daqiiqo ama 2 daqiiqo ayuu qofku ku biyo baxaa (early discharge) isagoo markiiba noqda qof hurdo hayso, taasna waxa ugu wacan cunista qaadka oo ah daroogo la dagaalamaysa jidhkena (physical and mentally problem) qofkuna aanu awoodin inuu marlabaad xaaskisa u tago.

5- arrintan oo ah tan ugu muhiimsan ee dhakhaatiirka caalamku isku raaceen inuu keeno biyo baxa deg dega ah 80% ayaa waxa loo yaqaan afka qalaad(masturbation) ama qofka oo isagu gacantiisa iskaga keena biyaha isagoo kali ah.

Waxa loo yaqaano ( siigada ) Waxaana la ogaaday in dhalinyarada ay ugu wacantahay in boqolkiba 70 ay ku keento dhibatadaasi biya baxa deg dega ah marka uu qofku guursado waxa loo yaqaano siigada.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment