Blogger Widgets

SIIMA Awards 2017 Day 2: Ranbir Kapoor, Katrina Kaif, Iyo Jilaayaasha Kale Ee Kasoo Qeyb Galay Xaflada

Bulsha:- Waxaa si habsami leh  u socoto xalflada weyn ee SIIMA Awards (South Indian International Movie Awards) oo sanadkaan lagu qabtay magaalda Dubai gaar ahaan Abu Dhabi National Exhibition Centre.

Maadaama shalay aan idinla wadaagnay sawirada iyo abaal marinada lagu guuleystay xaflada SIIMA Awards gaar ahaan abaal marinada la siiyay jilaayaasha ka tirsan Telugu Iyo kannada.

Maantana waxaa idin heynaa jilaayaasha kasoo qeyb galay xaflada SIIMA Awards maalintiisa labaad waxaana maalinta labaad xafladaan si weyn u camiray Ranbir Kapoor Iyo katrina Kaif oo xayaysiin u samaynaayo filimkooda Jagga Jasoos.

Waxaana kasoo qeyb galay qaar ka mid ah jilaayaasha ugu caansa ee Tamil Nayanthara, R Madhavan, Trisha iyo kuwa kale

Sido kale waxaa mar kale xaflada kasoo qeyb galay qaar ka mid ah jilaayaasha shalay kasoo qeyb galay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment