Sawirro: Shabaab oo soo bandhigay Sargaal iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland oo u goostay dhankooda

Bulsha:- Maleeshiyada Shabaab ayaa Magaalada Jilib kusoo bandhigtay Sarkaal ay sheegeen inuu ka soo goostay dhanka Maamulka Jubbaland iyo Ciidamo uu watay.

Maleeshiyada ayaa magaca Sarkaalkan ku sheegay Col. Yaasiin Fiilo oo kamid ahaa Saraakiisha maamulka Jubbaland.

Shabaab ayaa sheegay Col. Yaasiin Fiilo uu go’aansaday ku biiritaanka Shabaab, kadib markii uu ka damqaday dhibaato ay sheegeen in lagu haayo shacabka Somaliyed, sida ay hadalka u dhigeen.
Maleeshiyada Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay in Col. Yaasiin Fiilo iyo askartii la socotay meel fagaare ah inay kaga dhawaaqeen inay towbad keeneen.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment