Blogger Widgets

Raga Gacanta kaal meesta marka ay wax biiqayaan oo Xal Fiican Loo Helay

Bulsha:-  Ragg badan ayaa ka sheegta dhibaatooyin dhanka galmada ah taasi oo wiiqeysa xariirkii sariirta markaas ayuu ninka galayaa isla hadal waayo waxa uu gabay qancintii xaaska.
Hadaba ragga ka sheegta in malabyarowgooda jilicsan yahay oo uusan awood u laheyn in uu gallo xubinta haweenka illaa farta ay la giliyaan mooyee  ayaa loo hayaa talo waa hadii uusann jirin xanuun  kale oo ciladaas u keeneysa.

Waxaa lagula talinayaa in ay qaataan oo ay cabitaan ka sameystaan dhirta loo yaqaan Asparagus iyadoo dhirtaan jirka ka caawineyso in uu soo daayo hormone-ka Testosterone iyadoo dhirtaas iyo hormene-kan ay jirka si weyn u siinayaan maadadaVitamin E iyadoo jirka ka saacidayo in dhiig badan uu ku soo shubmo oo uu siiyo jirka fir firconi .

Fiiro Gaar Ah : dhirtan loo yaqaan Asparagus ( Carabtana u taqaan Alhelyuun) waxaa si weyn u beeran jiray masaaridii hore, gariiga iyo romaanka waxa ayna haatan si weyn ugu faaftay aduunka waxaana si weyn looga beertaa dalka ingiriisa , sidoo kale dadka kaadi hayska laga hayo waa uu u fiican yahay iyo












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment