Naagaha neceb ragga biyaha fudud oo farsamo keenay

Bulsha:- Waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, Maxaa sababa biyahaas, waxaa jirta meel la yiraahdo G­spot waa sida qanjiir oo kale ku taalla Cambarka naagta gudihiisa naagaha dareenkaas way ku kala duwan yihiin, marka laga garaaco meesha ayay dareemaysaa macaan aad u daran markaas ayay soo daadinaysaa biyahaas.

Inta badan dadka waxay u malayaan inay kaadi yihiin laakin marka la baaray waxaa la ogaaday inaysan kaadi ahayn, laakin ay soo maraan duleelka kaadida, waxaa laga yaabaa inay dhowr jeer soo daadiso inta galmada socoto oo ay sariirta oo dhan qoydo naagahaas waa kuwa si daran u macaansado galmada kumana xirna gudniinka waayo waa dareen gudaha laga dareemo













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment