Blogger Widgets

Muuqaal: Madaxwaynaha Turkiga oo Si Balaadhan loogu soo dhoweeyay dalka Qadar, Amiirka oo Garoonka ugu Tagay

Bulsha:-  Madaxwayanaha dalka Turkiga Rejeb Erdogan ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyay magaalada Caasimada ee dalka Qadar, Waxaana Wafdiga Madaxwaynaha Garoonka uga hortagay Amiirka dalka Qadar.


Booqashada Madaxwayne Erdogan ayaa waxay ku saabsan tahay sidii Xal buuxa looga gaadhi lahaa Khilaafka Siyaasadeed ee dalalka Khaliijka, Sidoo kalana wuxuu horey usoo Maray Sucuudiga iyo Kuwait.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment