Mar Kale Ayaa Si Wadajir Ah Filim Usoo Wada Daawadeen Labada Lisku Xanto Ee Ishaan Khattar Iyo Jhanvi Kapoor

Bulsha:- Sridevi gabadheeda Jhanvi Kapoor iyo Shahid Kapoor walaalkiis Ishaan Khattar ayaa mar kale sawiro laga soo bandhigay ayagoo si wadajir ah usoo daawadeen filim Hollywood ah.



Jhanvi Kapoor iyo Ishaan Khattar ayaa la sheegay inuu is faham weyn ka dhaxeeyo halka kuwa kalena ku xantaan in labadaan xiriiri wada leeyihiin si walbo ahaatabo labadaan dhalinyaro ayaa sawiro laga soo qaaday ayagoo kasoo baxaayay goobta filimka lagu daawanaayay.



Jhanvi Kapoor iyo Ishaan Khattar  marar badan oo si wadajir ah filim usoo daawadeen waxaana hori u wada daawadeen filimada Baywatch iyo Badrinath Ki Dulhania.


Sidoo kale Ishaan Iyo Jhanvi ayaa dib u sameyn doono filimka Hollywood-ka ah ee The Fault In Our Stars halka Ishaan Khattar uu u diyaarsan yahay filimka Majid Majidi ee Beyond The Clouds










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment