Kintirka Dumarka oo lasheegay in uu Qabto hawl muhiim ah lakiin ay waayeen Dumarka soomaalida ee

Bulsha:- Sida la ogyahay kintirka waa xubin ka mid ah xubnaha taranka haweeneydu, wuxuu ku yaallaa farjiga naagta meesha ugu korraysa, naagaha ku nool

dalalka kulul kintirkooda waa dheeraadaa sida badan kuwa ku nool dalalka qabow inta badan ma dheeraado, haweeneydu marka la gudayo waxaa laga jaraaqayb ka mid ah kintirka waa gudniinka sunniga ay dhahaan, laakin kan fircooniga kintirka iyo faruuraha yaryar oo kintirka la xiriira ayaa

lawada gooyaa oo markaas ayaa la toltolayaa, kintirka waxaa lagu tiriyaa inuu yahay xubinta ugu dareen badan jirka haweeneydu, marka ay kacsato

waxaa ka soo buuxsama dhiig markaas ayuu bararaa oo uu taagmaa si daranna wuu u kululaadaa, haweeneydu kintirka leh taataabashadiisa keliya

way ku biyabixi kartaa, naagaha 97% kacsigooda waa kacsi kintireed, naagaha 3% kacsigooda waa mid laga dareemo farjiga gudihiisa, kuwan dambe

gudniinka saamayn weyn kuma yeeshto, maxaa yeelay kacsiigooda wuxuu ku jiraa gudaha, waxay raaxaystaan marka gudaha wax ka galaan, saa

darteed waxaad maqlaysaa naagaha Soomaali oo fircooniga loo guday qaar baa jira kacsi badan, dadka arrinkan aan kala fahmansanayn waxay

dhahaan gudniinka wax saamays ma laha, runtii gudniinka wuxuu saameeyaa oo kaliya kuwa kintirka ka kacsado haddii laga gooyo meesha keliya ay

ka kacsanayeen maxaa u harayba, naagaha qaarkooda kintirka ayay ka kacsadaan marka ay 30 dhaafaan kacsigooda wxuu isu baddalaa kacsiga

gudaha, sidaa darteeda kutub fara badan waxay dhahaan naagaha marka ay yihiin da’da u dhexaysa 30 ilaa 50 galmo kama dhergaan sirka ku jrto baa

waxay tahay kacsigooda ayaa gudaha isu baddalay, kacsiga kintirka iyo kan gudaha waxaa daran gudaha kaas wuxuu la xiriiraa murqaha farjiga

wxuuna u baahan yahay shaqo culus naagtana qaab kasta way ku raaxaysan kartaa fadhi iyo istiiga iyo foorarsiba midda kintirka ka kacsato waxay

rabtaa in lagu kor seexdo si ay isu qabtaan labada qas keeda iyo kan ninka, halkaan ayaad ka akhrin kartaa kintirka meesha uu ku yaallo, si aad u ogaato

HALKAN KA DAAWO WARESI XIISO LEH













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment