Jacaylka Baraha bulshada iyo daacadnimada dumarka

Bulsha:-  Maanta waxaa soo baxay qaab cusub laysu shukaansado maanta marka aan ka hadalno qaabka uu yahay jacaylka baraha bulshada waxaad arkaysaa inuu sidii hore ka duwan yahay gabdhaha ku nool maanta soomaaliya iyo kenya waxay ka helaan inay shukaansadaan wiilasha ku nool dibadda siiba yurub.

wiilka marka uu afrika joogo looma soo galo live, gabar hadda madaxa soo xirata iyo wejiga waxay nafta u keentay dadka dhaliyarada waxay ku riday madaxwareer










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment