Hablaha Dareenka Ugu Macaan Goormey Helaan Xiliga Bashalka Mase Xiliga Galmada ay Bilaabato.

Bulsha:- Waxaa jiro arimo badan kuwaas oo la isku heysta dad badana ay doonayaan in ay ogadaan waayo waxaa jira wax badan oo iskaga kala dhex yaacsan marka la jogo kulanka Sariirta waayo dadka isku mid maahan sidaas darteed hablahan dareenka ugu macaan goormeyn helaan hadii lagu weydiiyo jawaabtas waa ay fududahay waayo waxaa ka k finee warbaahinta Allshukaansi oo arimahan baritaan badan ku sameysay.

Dareenka ugu macaan ee hablaha ay helaan waxaa ay ka helaan inta badan marka la joogo xiliga bashaalkan lakiin waxaa hadii ay hesho nin sifican u yaqaan bashaalka taas ayaa shardi ah lkn hadii aysan helin qof si fican u yaqaan bashaalka taas ma dhici karto in ay raaxo macaan ka hesho xiliga bashaalka ee aan la gaarin xiliga wasmada.




Lakiin dad badan ayaa ku dooday in gabadha ay raaxo macaan ka hesho xiliga wasmada lakiin  taas ahan mid sidaas u weyn waayo waaan labadan su.aal la weydiyay hablo  badan kuwaas oo horay usoo arkay labadan arimood waxaana ay qireen in ay raaxo badan ka helaan xiliga bashaalka.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment