Blogger Widgets

Dowlada Somalia oo umahadcelisay dowlada Ethiopia(sawiro)

Bulsha:- Waxaa maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay maxaabiis dhan 114 dhalinyaro ubadan oo ku xidhnaa xabsiga magaalada JigJiga.Wasaarada arimaha dibadda ee Somalia ayaa soo saartay loogu mahadcelinayo dowlada Ethiopia.Hoos ka akhriso qoraalkii wasaarada iyo sawirada maxaabiistii maanta laga soo dejiyay Muqdisho.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment