Blogger Widgets

Dadka gooyay wadada makka almukarama maxay rabaan

Bulsha:- Isku soo bax rabshado wata ayaa waxaa uu ka socdaa Muqdisho, kaasi oo lala xiriirinayo dad ka careysan dhacdadii askarta ee shalay is dishay. Waxaa uu si gaar ah uga socdaa isku soo baxaase laamiga hormara hotel Dayax.

Dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee halkaasi yimid iyo maamulka dowladaba waxaan ugu baaqayaa inay xal nabadeed ku xaliyaan buuqaasi jira, ee ciidanka dowlada ka dhex bilowday. Shacabkana waa inay rabshada joojiyaan, oo ay dowlada ka sugaan guddiga ay u saartay arrinta waxa kasoo baxa.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment