Daawo Video: Haweenka Soomaaliyeed ee Nairobi ee Jidhkooda dhisay oo Ka Warbixiyey Waxay Faa’iido ka Heleen

Bulsha:- Haweenka SOomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa Qaar kamid ah waxay Bilaabeen inay Jidhkooda Dhisaan, Iyaga oo Tegeya Xarumaha loo yaqaano GYM-ka, Islamarkaana waxay Qaadaaan Biro Culayskoodu kala duwan yahay, Hadaba Maxay Faa’iido ah oo ay ka Heleen ?

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment