Blogger Widgets

Awoodaada Ciyaarta sariirta & Sida Ug Sahlan Ood Ku Kordhin Kartid “Life hack”!!

Bulsha:-  Sida ay soo saareen baadhayaal caalami ah oo ku takhassusay cilmiga Nituration-ka ayaa isku dhafka muusku waxa uu ka caawiyaa raga inuu jidhkoodu kala dago, dheefshiidkooduna si habsami ah u shaqeeyo, arinkan oo kor u qaadaya awooda ninku uubixinayo xilliga galmada.

Sida ay lagu sheegay badhitaannadan faraha  badan ee lagu sameeyay muuska ayaa waxa  lagu ogaaday in isku dhaf ay ka kooban yihiin curiyayaasha dabiiciga ah ee muusku uu khudaartan ka dhigo sida kiniinka kor u qaada awooda galmada ee loo yaqaan viagrada, isaga oo ninka kusoo kordhinaya awood layaab leh, isla markaana kor u qaadaya dareenkiisa raganimo.

Waxaana xusid mudan in diraasadan ay ka qayb qaateen 148 nin oo kana dhacday wadammada Germany iyo France, iyada oo soconaysay muddo 4 bilood ah, taasi oo ay ragani cabeen sharaab u digma 4 ilaa 6 xabbo oo muus ah, 

looguna dhex walaaqay qofkastaaba nooca khudaar ee uu ka helo, waxyaruun ka hor intaanay samayn galmada.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment